qaflad
(m.dh.fk)

Kedo; lamafilaan.

qaflad
(m.dh)

Xirmidda ciyaar dubnadeed labada dhinac ka xiranto iyada oo dhagax kale aan la gelin karin. ld qaflo¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaflad

qaflo [m.dh]
ld qaflad².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg