qalbifuran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Cid niyad wanaagsan leh ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalbifuran ↴
qalbifurnaan [m.f.dh]
eeg qalbifuran. ld qalbifarnaan, qalbifarnaansho, qalbifurnaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg