qalbijebid
(m.f.dh)eeg qalbijab². ld qalbijab¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalbijebid ↴
qalbijab [m.l]
1. Dareen murugo leh oo ku dhasha qof wuxuu rabo waayey. 2. ld qalbijebid. ld niyadjab¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg