qorshayn
(m.f.dh)

eeg qorshee. ld qorshe (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qorshayn

qorshe [m.l] (-shayaal, m.l/dh)
1. Nidaam habaysan oo hawl lagu fuliyo. 2. ld qorshayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg