qoslid
(m.f.dh)eeg qosol².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoslid ↴
daado [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-aatay, -aadatay)
1. Wax meel ku jiray qubasho. 2. Qosol la d.: ilaa laga ilmeeyay qoslid (dad badan).
dhakaaci [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Qosol ka dh.: aad u qoslid.
dhoolbir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Qosol yar ilkuhu muuqdaan qoslid; muusood; muusadbid.
dhooldillaac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Qosol ilka caddeyn ah qoslid.
fix [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Qosol f. la dheh: aad u qoslid.
fixlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Aad u qoslid.
manqax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -qixi)
Dad badan oo meel wada jooga hal mar wada qoslid. ld minqax².
qosolgariir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Naxdin iyo yaxyax awgood la qoslid.