qufulan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

ld qafilan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qufulan

qafilan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax qafil ku xiranyahay ahaansho. ld qufulan, qunfulan.

quful [m.l] (-llo, m.dh)
1. (-llo, m.dh) Xubinta taranka ee gammaanka lab. 2. ld qafil 1. 3. qafilid.

quful [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
ld qafil².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg