raadqaadid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg raadqaad. ld raad-gamid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raadqaadid ↴
raadgamid [m.dh]
ld raadqaadid.
raadqaad [m.l]
1. Wax la raadinayo oo raadkooda la dabaggalo. 2. Sixir.
raadqaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Raad baarid, raadraacid. 2. Qof sixirid si uu meesha uu ku nool yahay uga cararo. ld raadgan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg