raadraac
(m.l)Baarid la sameeyo si arrin hore u dhacday xaqiiqdeeda loo helo. ld raadraacid.
raadraac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday)Arrin hore u dhacday xaqiiqdeeda raadin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raadraac ↴
raadqaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Raad baarid, raadraacid. 2. Qof sixirid si uu meesha uu ku nool yahay uga cararo. ld raadgan.
raadraacid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raadraac². ld raad-raac¹.
ifi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax iftiin ku qabasho. 2. Raadraac yar arrin iwm ka bixin. ld iftiimi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg