raadsasho
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg raadso. ld raadsi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raadsasho ↴
raacdayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Nafley cayrsasho. 2. Wax raadsasho.
raadsi [m.l]
ld raadsasho.
aanayso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Godob u raadsasho. 2. Qaraabannimo ama saaxibnimo awgeed cid u xigsasho (qof).
arahdoono [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ntay, -natay)
Dad miro, xabag, caws, iwm. raadsasho.
arrinso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Ka a.: arrin, xal u raadsasho; arrin ka talabixid.
baryaddoon [m.l] (-nno, m.dh)
Qof sabool ah oo kaalmo raadsasho ku jiro.
biicso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax beec u raadsasho. ld beecso.
bisabbisoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
U b.: wax la rabo in la sameeyo marmasiinyo u raadsasho. ld bisimbisoo.
dabraac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Soo d.: qof meel allabari iwm ka jiraan cunto u raadsasho.