raafdillaac
(m.l)

(daaw.) Cudur ku dhaca labada raaf ee xoolaha dhexdooda oo ka dhasha qoyaanka. ld raafqarrar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raafdillaac

raafqarrar [m.l]
ld raafdillaac.

golrod [m.l]
Cudur ariga qoobabka ka gala oo marka arigu meel dhiiqo ah ama qoyan maro labada qoob dhexdoodu dillaacyo raafdillaac. ld gommod¹.

gommod [m.l]
Cudur raafafka ariga ku dhaca; raafdillaac. ld golrod.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg