raafid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg raaf².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raafid ↴
ictiraafid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ictiraaf². ictiraaf
carcaraafid [m.f.dh]
eeg carcaraaf².
curraafid [m.f.dh]
eeg curraaf³.
miraafid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miraaf². ld miraaf¹.
qarraafid [m.f.dh]
eeg qarraf². ld qarraaf¹ (3).
qunjuraafid [m.f.dh]
eeg qunjuraaf².
raaf [m.l] (-faf, m.l)
1. Qoobka hoose ee qanjaafuuluhu ku dahaaranyihiin ee lo'da ama ariga midkood. 2. Olole dad dan gaar ah laga leeyahay oo khasab lagu dumo; qafaal.
raaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Nafley xasuuqid. 2. Dad khasab ku ururin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg