raalliggelin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg raalliggeli.

raalliggelin
(m.dh)

Ficil aad qofka ku siinaysid, waxa uu rabo si uusan wax kuu yeelin ama kaaga xumaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raalliggelin

qanac [m.l]
1. Raalliggelin, maqsuudin. 2. Kadhaadhicin, aaminaad. 3. Q. badan: qof wax yar ku qanca.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg