raaqraaq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)

Muddo noo-laansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raaqraaq

raaqraaqid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raaqraaq.

raaqraaqin [m.dh]
Siima raaqraaqin: siima jirin, siima noolaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg