raaro
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-rtay, -ratay)

Wax meel sare saarasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raaro

raarasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raaro.

baraaro [m.dh]
ld baraare.

dangaraaro [m.dh]
Madax wareer.

dangaraaroo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Dangararo dareemid (qof).

dangaraarood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg dangaraaroo.

dharaaro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Waqti dharaar ah wax cunid.

dharaaroomanayn [m.f.dh]
eeg dharaaroomanee.

dharaaroomane [m.l]
Dh. ah: xoolo aroor ah, ama dhaan oo aan weli ceelkii gaarin oo meel lagu nasiyo.

dharaaroomanee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -neysay)
Xoolo aroor ah ama dhaan oo aan weli ceelkii gaarin meel ku nasin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg