raasammaal
(m.l)

1. Hantida asaasiga ah ee ganacsi lagu bilaabo; lafo. 2. Hanti qof leeyahay. ld raasumaal.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raasammaal

raasammaali [m.l] (-iyiin, m.dh)
Qof hanti badan leh. ld raasummaali.

raasummaal [m.l]
ld raasammaal.

raasummaali [m.l]
ld raasammaali.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg