raasow
(m.l)

(bot.) Nagaar laamo jilicsan iyo caleen dhuudhuuban leh oo marka la kariyo caleemihiisa dadku cunto ahaan u cunaan. ld raansow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raasow

raansow [m.l]
ld raasow.

raas [m.l] (-sas, m.l)
1. Qoys. 2. Meel qoys degi karo. 3. ld raasi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg