raaxayn
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg raaxee. ld raaxo (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raaxayn

raaxo [m.dh]
1. Nolol aan dhib lahayn. 2. ld raaxayn.

mustareexi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid u raaxayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg