raaxaysasho
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg raaxayso. ld raaxaysad, raaxaysi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raaxaysasho

raaxaysad [m.l]
ld raaxaysasho.

raaxaysi [m.l]
ld raaxaysasho.

dakee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-keeyay, -kaysay)
1. Sariir, kursi iwm ku dul raaxaysasho. 2. Biyo ku dul maraabayn (markab ama doon).

kifaax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
1. Hawl qabashadeeda ama wax hanashadooda u dagaallamid. 2. Raaxaysasho.

lad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Isku l.: wax xil iska saari waayid. 2. Ku l.: wax ku raaxaysasho. ld led.

tumo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-untay, -umatay)
1. (f.g) Bir qalab ka samaysasho. 2. (f.mg) Wan dhufanan ka dhigaasho. 3. (f.mg) Qof wuxuu jecelyahay ku raaxaysasho. 4. (f.mg) Ku t.: qof korkii ama wax kale ku durdurin, ku baabbacayn; cagaha la dhicid.

xoodo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-ooday, -oodatay)
1. (f.g) Xarig iwm oo dabacsan togid. 2. (f.g) Ceel si xood ah u shubid. 3. (f.mg) U x.: salaax ku raaxaysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg