raaxaysi
(m.l)

ld raaxaysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raaxaysi

raaxaysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raaxayso. ld raaxaysad, raaxaysi.

jalabbute [m.l]
1. Shir aan la fadhin ee dadku yoobsanyihiin. 2. Socod raaxaysi iyo majabaxsi looga jeedo oo hadba meel la habshahabsheeyo. 3. Ciyaar socod iyo boodbood leh.

manjabbaxso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Socod gaaban oo raaxaysi ku jiro samayn. ld majabbaxso, mijabbaxso, minjabbaxso.

tamashlee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
1. Socod raaxaysi leh meel aan fogayn ku tegid. 2. Safar dalxiis ah meel dheer ku tegid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg