raaxayso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

1. Nolol raaxo leh ku noolaansho. 2. Nasasho; daaltirasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raaxayso

raaxaysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raaxayso. ld raaxaysad, raaxaysi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg