raaxee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-xeeyay, -xaysay)

1. U r.: cid nolol raaxo leh ku noolaysiin. 2. U r.: qof niyaddiisa farxad gelin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raaxee

raaxayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raaxee. ld raaxo (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg