raayo
(m.dh)

1. Daruur yar oo markaas di'id bilaabaysa. 2. Xiniiniyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raayo

febraayo [m.dh]
Bisha labaad ee sanadka miilaadiga ah.

meraayo [m.dh]
Xul. ld miraayo.

miraayo [m.dh] (-ooyin, m.l)
ld meraayo.

muraayo [m.dh]
ld muraayad.

saraayo [m.dh]
Dhibaato weyn; dareen.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg