rabash
(m.l)

Rabsho; fidmo; qulqulad; qas. ld rabshad, rabsho.

rabash
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bshay, -bashtay; -bshi)

Cid qulquladayn. ld rabshadee, rabshee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rabash

argaggixisannimo [m.dh]
Isticmaalid rabash, dil, afduub iyo dhac si loo gaaro ujeeddo siyaasadeed ama si loogu qasbo dawlad in xukunkeedu wax ka beddesho.

rabshad [m.dh]
ld rabash¹.

rabshadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
ld rabash².

rabshid [m.f.dh]
eeg rabash².

rabsho [m.dh]
ld rabash¹.

shirrabasho [m.f.dh]
ld sharribasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg