rabbaas
(m.l)

Orod boodbood leh. ld rabbaasid.

rabbaas
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)

Orod boodbood leh samayn (nafley).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rabbaas

rabbaasid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg rabbaas². ld rabbaas¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg