rabbaysan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-smay, -santay; -smi)

1. Ubad si habboon u barbaarid. 2. Xayawaan rabbaayad noqosho.

rabbaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

1. Ubad si habboon u barbaaray ahaansho. 2. Xaya-waan rabbaayad ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rabbaysan

rabbaysmid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg rabbaysan¹.

rabbaysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg rabbaysan². ld rabbaysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg