rabbee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -baysay)1. Ubad si habboon u barbaarin. 2. Xayawaan rabbaayad ka dhigid.
rabbee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -baysay)Geel wax ku tumasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rabbee ↴
rabbayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg rabbee.
tirabbeel [m.l]
Wax tiradoodu xadkii dhaaftay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg