rablayn
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg rablee. ld rable (1).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rablayn ↴
rable [m.l]
1. ld rablayn. Bood-boodidda nafleydu samayso iyada oo hadba meel kale tageysa. 2. Tidic waaweyn oo timaha haweenka lagu sameeyo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg