raboosh
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)R. ah: nafley koritaanka ka xumaaday.
raboosh
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-shay, -shtay)Nafley koritaan ku hagaasid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raboosh ↴
rabooshid [m.f.dh]
eeg raboosh².
raboo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ooday, -ootay)
ld rab³.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg