rabooshid
(m.f.dh)eeg raboosh².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rabooshid ↴
raboosh [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
R. ah: nafley koritaanka ka xumaaday.
raboosh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-shay, -shtay)
Nafley koritaan ku hagaasid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg