rabrab
(m.dh)1. ld rarrab (2). 2. Orod boodbood ku jiro oo xoolaha iyo ugaartu sameeyaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rabrab ↴
rabrablee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Rabrab u ordid (nafley).
rabrableyn [m.f.dh]
eeg rabrablee.
rarrab [m.dh] (-bo, m.l)
1. Dhismo qoryo ka samaysan, qaab sariireed leh oo maydka lagu dhaqo laguna qaado. 2. ld. rabrab (1).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg