ragrago
(m.dh)Digasho ismuujin iyo faan ku jiro.
ragrago
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-gtay, -gatay)Ku r.: ragannimo iyo awood dheeraad ah cid ugu faanid iyada oo lagu diganayo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ragrago ↴
ragragasho [m.f.dh]
eeg ragrago².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg