rakuucsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

ld rukuuc-san.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rakuucsan

rakuucsanaan [m.dh]
ld rukuucsanaan.

rakuucsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld rukuucsanaan.

rukuucsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Rukuucay ahaansho (qof). ld rakuucsan.

rukuucsanaan [m.f.dh]
eeg rukuucsan. ld rakuucsanaan, rakuucsanaansho, ru-kuucsanaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg