rarangubyo
(m.dh)

ld rarangubyood.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rarangubyo

rarangubyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Carro qorraxdu kululaysay cago kaga gubasho.

rarangubyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg rarangubyoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg