riyood
(Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine)eeg riyoo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh riyood ↴
dhadhab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
1. Hurdada gudaheeda muuqaallo kala jaad ah, maanka ku arkid; riyood. 2. Ku dh.: wax la jecelyahay ku qarwid.
geeriyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg geeriyoo. ld geer-yoomi.
geesarriyood [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Geed faalala oo leh miro yaryar oo sida geesaha ariga u dhuudhuuban oo la cuno. ld geesarriyaa.
hunguriyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg hunguriyoo.
labaggeeriyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg labageeriyoo.
riyo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Wax qofku hurddada ku arko.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg