roobdoonid
(m.f.dh)eeg roobdoon².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh roobdoonid ↴
roobdoon [m.dh]
Baryo banbax leh oo Alle roob lagu weyddiisto.
roobdoon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
Alle roob weyddiisasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg