roonee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-neeyay, -naysay)Wax kordhin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh roonee ↴
roonayn [m.f.dh]
eeg roonee.
roon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Cid aan dhibaato qabin ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg