rudis
(m.dh)ld rudid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rudis ↴
rudid [m.f.dh]
eeg rud. ld rudhid, rudhis, rudis.
rud [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Nafley hal mar ilkaha cunto ku goosasho. ld rudh.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg