rudmo
(m.dh) (-ooyin, m.l)In cunto ah oo hal mar ilkaha lagu goosto. ld rudhmo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rudmo ↴
rudhmo [m.dh] (-ooyin, m.l)
ld rudmo.
rud [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Nafley hal mar ilkaha cunto ku goosasho. ld rudh.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg