ruducsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax la rudcay ahaansho (dun ama mayrax).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruducsan ↴
ruducsanaan [m.f.dh]
eeg ruducsan. ld ruduc-sanaansho.
ruducsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ruducsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg