rugee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-geeyay, -gaysay)Meel wax la degganyahay ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rugee ↴
geelrugeeye [m.l]
ld geeldhugeey.
murugee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-geeyay, -geysay)
Cid murugo gayeysiin.
rugayn [m.f.dh]
eeg rugee.
rug [m.dh] (-go, m.l)
1. Meel la deggan yahay; guri. 2. Xarun.
rųg [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Erey tilmaamaya wax dhacay dhawaaqiisa.
rųg [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Wax, wasakh dusha kaga dheggan ka xoqid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg