rugrug
(Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone)Codka uu sameeyo dhaqdhaqaaqa wadnuhu.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rugrug ↴
rugruglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Wadne aad u dhaqdhaqaaqid.
rugrugleyn [m.f.dh]
eeg rugruglee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg