rummayan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-ynaa, -ynayd)Wax rummay lagu nadiifiyey ahaansho (ilko).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rummayan ↴
rummaynaan [m.f.dh]
eeg rummayan. ld rummaynaansho.
rummay [m.l] (-yo, m.dh)
Qori qoyan oo dhirta qaarkeed laga goosto oo ilkaha lagu sifaysto.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg