run
(m.dh)Wax xaqiiqo ah oo la hubo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh run ↴
daacaqurun [m.l]
Daaco ur qurmoon oo ka timaadda calool cunto kala duwan qaadatay. ld dacwashiir¹. dacwashiir
daacaqurun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Qof, cunto uu cunay ku bukooday oo naqas qurmoon bixinaya noqosho. ld dacawashiir². dacawashiir
urun [m.l]
Xarig dhuuban, dun ka samaysan oo wiilasha yaryar dhexda loogu xiro kaddib marka la gardaadiyo.
yacarun [m.l]
ld carun.
arrun [m.l]
Fariisisinta neef geel ah oo taagan la fariisiyo. ld arrumid.
arrun [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-umay, -untay; -umi)
Neef geel ah oo taagan fariisin.
arrunnaan [m.f.dh]
ld arrumnaan.
arrunnansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld arrumnaan.
asaraar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Muran runta lagu diidayo samayn.
barbarree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
1. Dood, run ka sheegiddeeda ka warwareegid. 2. Cid tartan kula sinmid.
r [m.dh]
(ra') Xarafka toban iyo toddobaad ee
xuruufta af soomaaliga, waana shibbane.