ruqsasho
(m.f.dh)

eeg ruqso².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruqsasho

durruqsasho [m.f.dh]
eeg durruqso. ld durruq- sad.

duruqsasho [m.dh]
ld durugsasho.

fuqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax meel ku dheggan ka ruqsasho. ld fujiso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg