ruquus
(m.l)ld raquus¹.
ruquus
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-say, -stay)ld raquus².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruquus ↴
raquus [m.l]
1. Dhex gelidda wax dhex galo carro, dhoobo iwm. 2. Camajuujin wax la camajuujiyo. ld ruquus¹.
raquus [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Wax, carro, dhoobo iwm gelgelin. ld ruquus².
raquusid [m.f.dh]
eeg raquus². ld ruquusid.
ruquusid [m.dh]
ld raquus¹, raquusid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg