rushays
(m.l)ld rushayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rushays ↴
rushayn [m.f.dh]
eeg rushee. ld rushays.
rushaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Dhul wax biyo si habaysan loogu bilbilay ahaansho.
rushaysasho [m.f.dh]
eeg rushayso.
rushaysnaan [m.f.dh]
eeg rushaysan. ld ru-shaysnaansho.
rushaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld rushaysnaan.
rushayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Qof meel biyo ku bilbilasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg