ruuqaanso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)ld ruqaanso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruuqaanso ↴
ruqaanso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Neef geel ah kicid isku dayid. 2. Nafley fadhida kuurkuursi samayn. ld ruuqaanso.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg