ruuxaan
(m.dh)ld rooxaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruuxaan ↴
qaaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax qaac ka keenid. 2. Haruub qaac ku kululeyn. 3. Ka q.: ruuxaan ka shidid (cid). ld qiici, qiiqi.
baraakin [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
Nooc ka mid ah ruuxaanta dadka ku dhacdo.
ferdibax [m.l]
Iyadoo ruuxaan la adeegsanayo qof wax ka dahsoon loo sheego.
ferdibax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
U f.: ruuxaan isku soo dejin si qof wax ka dahsoon loogu sheego.
rooxaan [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Jinniyo la aaminsan yahay inay u shaqeeyaan wadaaddada qaarkood. ld ruuxaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg