ruxad
(m.l)ld ruxasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruxad ↴
ruxasho [m.f.dh]
eeg ruxo. ld ruxad.
rux [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
1. Haan caano ku jiraan lulid si subag looga dhaliyo. 2. Wax gilgilid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg