ruxasho
(m.f.dh)

eeg ruxo. ld ruxad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruxasho

babbo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-baday, -batay)
Wax dabayl xooggan oo dhacaysa awgeed aad u ruxasho.

buluqbuluqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-qeeyay, -qeysay)
Hilibka saaran nafley aad u cayishay ruxasho.

lulo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-ushay, -ulatay)
1. (f.g) Caano iwm si subag looga dhaliyo ruxasho. 2. (f.g) Geed si miro looga daadiyo ruxasho. 3. (f.mg) Barwaaqo ku noolaansho. 4. (f.mg) Ka l.: wax meel sare ka soo laallaadsasho.

miiq-ruxasho [Magac Dheddig | Noun Feminine]
(daaw.) Garaac dhakhso leh oo isdhaafsan oo unugmuruqeed walba ee wadnaha uu gooni u sameeyo taasoo keenta in muruq si wadajir ah oo waxtar leh u ururo; qaybta wadnaha ka mid ah oo dhibta qabtana dhiig ma saarto.

ruxad [m.l]
ld ruxasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg